(Akhriso) Khudbadii Farmaajo ka jeediyey Shirka golaha Guud ee Q/Midoobay oo dhameystiran

Mudane Madaxweyne, Madaxda sharafta leh, Wufuudda, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf weyn ii ah inaan hadal ka jeediyo Fadhiga 74aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay. Waxaan si dhab ah u aaminsanahay in Shirweynahani uu qayb laxaadle ka qaato in la helo dadaallo dhinacyo badan oo ku aaddan ciribtirka saboolnimada, waxbarasho tayo leh, xal-u-helista cimilada, iyo in … Continue reading (Akhriso) Khudbadii Farmaajo ka jeediyey Shirka golaha Guud ee Q/Midoobay oo dhameystiran